Golaha Amaanka ee QM oo digniin culus siiyey dhinacyada Siyaasada Somalia

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaalada Somalia ayaa Dowladda federaalka iyo dhinacyada kale ee ay khuseyso ugu baaqay iney si dhakhsi ah iskugu raacaan taariikhda doorashada. Xubnaha golaha amaanka ayaa ka digay dib u dhac kale oo ku yimaada hanaanka doorashada kaasoo ay sheegeen inuu keeni karo qalalaase Siyaasadeed … Continue reading Golaha Amaanka ee QM oo digniin culus siiyey dhinacyada Siyaasada Somalia